Taliska ciidamada Booliiska Baladweyne oo Amaro cusub soo rogay (Akhriso Wareegto)

Taliska ciidamada booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda darawalada Gaadiidka xamuulka qaada iyo kuwa wata gaadiidka muraayadaha madow. Qoraalka kasoo baxay taliyaha saldhiga booliiska magaalada Baladweyne ayaa lagu amray in gaadiidka xamuulka qaada in aysan soo gali karin Magaalada ka hor 4:0OPM ama 10:00 sida dadka … Continue reading Taliska ciidamada Booliiska Baladweyne oo Amaro cusub soo rogay (Akhriso Wareegto)